Ifow Arlaadi School Technology Center is in Baidoa-Somalia.
we teach you computer, english, somali, math, health. and computerized accounting.
please contact us: Tel. 00252615663431/email address: ifow25@gmail.com
IFOW ARLAADI SCHOOL
Ifow arlaadi school is toughed by Cumputer, English, Health, Somali and Math
Featured post
IFOW ARLAADI SCHOOL Technology Center
Ifow Arlaadi School Technology Center is in Baidoa-Somalia. we teach you computer, english, somali, math, health. and computerized accounti...
Thursday, 8 June 2017
IFOW ARLAADI SCHOOL Technology Center
Ifow Arlaadi School Technology Center is in Baidoa
Saturday, 24 December 2016
Israa'iil oo si caro leh uga jawaabtay qaraar kasoo baxay Golaha Ammaanka
Maamulka Israa'il ayaa si
caro ah uga jawaabtay qaraarkii ee golaha amaanka Qaramada Midoobay kaga
dalbaday inay joojiso dhismooyinka sharci darada ah iyo deegaamaynta ay ka
waddo dhulka Falastiin ee ay haysato.
Ra'iisul wasaaraha Israa'il
Benjamin Netanyahu, oo u muuqday mid ka careesan qaraarka golaha amaanka kasoo
baxay ayaa sheegay in maamulkiisa uusan adeeci doonin shuruudaha ku jira
qaraarka kasoo baxay golaha amaanka.
Benjamin Netanyahu, ayaa
ceeb aan laga fiirsan ku tilmaamay qaraarka kasoo baxay golaha amaanka ee
Israa'il lagu eedeeyay, waxaana Maamulka Israaiil wadatashi ugu yeertay
safiirada u fadhiya New Zealand iyo Senegal oo kamid ahaa wadamadii gadala ka
riixayay qaraarkan.
Afhayeen u hadlay maamulka
Falastiin ayaa soo dhaweeyay qaraarka golaha amaanka kasoo baxay, waxa uuna
sheegay in ay uga dhigan tahay shacabka Falastiin guul usoo hoytayay sharciga
caalamiga ah .
Qaraarkan kasoo baxay golaha
amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa la meel mariyya kaddib markii Mareykanka oo
aad u taageera Iraa'iil uusan adeegsan diidmada qayaxan, waxaana qararakan
niyad jab ku abuuray mamaulka dhul boobka wada ee Israa'iil.
Saturday, 2 July 2016
sargalka Ciidamada booliiska iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ee dalka Bangaladhesh ayaa asiga oo u waramaya weka ifow.blogspot.com ku guuleestay in ay so afjaraan weerar kooxo hubeesan ay xalay ku galeen Maqaayad caan ah oo kutaala magaalada Dhaka gaar ahaan Xaafada Gulshan ay inta badan ku yaalaan safaaradaha.
Weerarkan waxaa fuliyay todobo nin oo katirsanaa kooxda Islaamiga ee Daacish, waxa ayna xoog ku galeen dhismaha Maqaayada caanka ah Holey Artisan, waxaana la sheegay in maqaayadan ay inta badan ka cunteen jireen Diblumaasiyiinta iyo ajaaniibta
Saraakiisha booliiska Bangaladhesh ayaa sheegay in lasoo afjaray weerarkaasi laguna dilay dad gaaraya 20-qof ay ku jiraan ajaaniib, waxa ay sidoo kale ciidamada amaanka toogteen 6-kamid ahaa ragii weerarka fuliyay mid kalana nolosha ayaa lagu qabtay.
Ra'iisul wasaaraha dalka Bangaladhesh , Sheikh Hasina, ayaa si kulul u canbaareesay weerarka ka dhacay magaalada Dhaka, waxa ayna ku hanjabtay in dalkeeda ay ka ciribtireyso kooxaha argagaxsad ah.
Kooxda Daacish ayaa qoraal ays oo saartay ku sheegatay masuuliyada weerarkan ka dhacay maqaalada Dhaka, waxaayna kooxdan horey xubno kamid ah weeraro iyo diall uga fuliyeen qeybo kamid ah dalka Bangaladhesh.
Weerarka lagu qaaday Maqaayada kutaala magaalada Dhaka ayaa socday in ka badan 10-saacadood, waxa ayna ciidamada amaanka markii dambe ku guuleesteen in ay weerarka soo afjaran ayna soo bad baadiyaan tiro yar oo kamid ahaa dadkii la heestay.

Ciidamada booliiska iyo kuwa sida gaarka ah u tababaran ee dalka Bangaladhesh ayaa ku guuleestay in ay so afjaraan weerar kooxo hubeesan ay xalay ku galeen Maqaayad caan ah oo kutaala magaalada Dhaka gaar ahaan Xaafada Gulshan ay inta badan ku yaalaan safaaradaha.
Weerarkan waxaa fuliyay todobo nin oo katirsanaa kooxda Islaamiga ee Daacish, waxa ayna xoog ku galeen dhismaha Maqaayada caanka ah Holey Artisan, waxaana la sheegay in maqaayadan ay inta badan ka cunteen jireen Diblumaasiyiinta iyo ajaaniibta
Saraakiisha booliiska Bangaladhesh ayaa sheegay in lasoo afjaray weerarkaasi laguna dilay dad gaaraya 20-qof ay ku jiraan ajaaniib, waxa ay sidoo kale ciidamada amaanka toogteen 6-kamid ahaa ragii weerarka fuliyay mid kalana nolosha ayaa lagu qabtay.
Ra'iisul wasaaraha dalka Bangaladhesh , Sheikh Hasina, ayaa si kulul u canbaareesay weerarka ka dhacay magaalada Dhaka, waxa ayna ku hanjabtay in dalkeeda ay ka ciribtireyso kooxaha argagaxsad ah.
Kooxda Daacish ayaa qoraal ays oo saartay ku sheegatay masuuliyada weerarkan ka dhacay maqaalada Dhaka, waxaayna kooxdan horey xubno kamid ah weeraro iyo diall uga fuliyeen qeybo kamid ah dalka Bangaladhesh.
Weerarka lagu qaaday Maqaayada kutaala magaalada Dhaka ayaa socday in ka badan 10-saacadood, waxa ayna ciidamada amaanka markii dambe ku guuleesteen in ay weerarka soo afjaran ayna soo bad baadiyaan tiro yar oo kamid ahaa dadkii la heestay.
Weerarkan waxaa fuliyay todobo nin oo katirsanaa kooxda Islaamiga ee Daacish, waxa ayna xoog ku galeen dhismaha Maqaayada caanka ah Holey Artisan, waxaana la sheegay in maqaayadan ay inta badan ka cunteen jireen Diblumaasiyiinta iyo ajaaniibta
Saraakiisha booliiska Bangaladhesh ayaa sheegay in lasoo afjaray weerarkaasi laguna dilay dad gaaraya 20-qof ay ku jiraan ajaaniib, waxa ay sidoo kale ciidamada amaanka toogteen 6-kamid ahaa ragii weerarka fuliyay mid kalana nolosha ayaa lagu qabtay.
Ra'iisul wasaaraha dalka Bangaladhesh , Sheikh Hasina, ayaa si kulul u canbaareesay weerarka ka dhacay magaalada Dhaka, waxa ayna ku hanjabtay in dalkeeda ay ka ciribtireyso kooxaha argagaxsad ah.
Kooxda Daacish ayaa qoraal ays oo saartay ku sheegatay masuuliyada weerarkan ka dhacay maqaalada Dhaka, waxaayna kooxdan horey xubno kamid ah weeraro iyo diall uga fuliyeen qeybo kamid ah dalka Bangaladhesh.
Weerarka lagu qaaday Maqaayada kutaala magaalada Dhaka ayaa socday in ka badan 10-saacadood, waxa ayna ciidamada amaanka markii dambe ku guuleesteen in ay weerarka soo afjaran ayna soo bad baadiyaan tiro yar oo kamid ahaa dadkii la heestay.
Wednesday, 22 June 2016
Latest Media Tahriibka iyo Dhiba... [16-04-2016 18:10] Masar oo Nooqtay Me... [09-04-2016 18:00] ITOOBIYA OO LEEXSAT... [03-04-2016 06:57] Daawo Qabsashadii c... [03-07-2014 19:43] Daawo Muuqaal ahaan... [03-07-2014 19:43] Daawo Kiiska Diyaar... [03-07-2014 19:43] Daawo Muuqala Arink... [03-07-2014 19:43] Daawo Xilkaqaadis k... [03-07-2014 19:43] Daawo Muuqaal Qabsa... [03-07-2014 19:43] Dhagayo Sheekh Cali... [03-07-2014 19:43] Daawo Sawirada'' Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta Bur buriyay Dhismaha Baar ku yaalay Isgooska KM-4
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bur buriyay dhismo sharci ah oo ku yaalay agagaarka Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana dhismahan la bur buriyay lahaa nin ganacsade ah oo halkaasi ka dhistay Baar
Afhayeenka Gobolka Banaadir ayaa u sheegay ifowka.blogspot.com in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale uu bixiyay amarka la bur buriyay dhismahan sharci darrada, waxa uuna tilmaamay in ay dhamaatay waqtigii loo qabtay dhismahaasi in goobta laga bur buriyo.
Milkiilaha Dhismahan maanta la bur buriyay ayaa ku doodaya in dhismihiisu uu ahaa sharci uuna ogolaansho ka heestay Maamulkii hore ee gobolka Banaadir, waxa uuna ku tilmaamay bur burka maanta loo geestay dhismihiisa mid sharci daro ah.
Maqaayadan maanta la bur buriyay ayaa dhinaca ku heesay aargada No-4, waxaana inta badan goobtaasi ka cunteen jiray ardayda iyo dadka kale ee halkasai ka ag dhaw, waxaana muuqaalka maaqayadaasi uu hada noqday mid is badalay maadama inta badan la bur buriyay.
DAAWO SAWIRADA:

Subscribe to:
Posts (Atom)