Featured post

IFOW ARLAADI SCHOOL Technology Center

Ifow Arlaadi School Technology Center is in Baidoa-Somalia. we teach you computer, english, somali, math, health. and computerized accounti...

Wednesday 22 June 2016

Latest Media Tahriibka iyo Dhiba... [16-04-2016 18:10] Masar oo Nooqtay Me... [09-04-2016 18:00] ITOOBIYA OO LEEXSAT... [03-04-2016 06:57] Daawo Qabsashadii c... [03-07-2014 19:43] Daawo Muuqaal ahaan... [03-07-2014 19:43] Daawo Kiiska Diyaar... [03-07-2014 19:43] Daawo Muuqala Arink... [03-07-2014 19:43] Daawo Xilkaqaadis k... [03-07-2014 19:43] Daawo Muuqaal Qabsa... [03-07-2014 19:43] Dhagayo Sheekh Cali... [03-07-2014 19:43] Daawo Sawirada'' Maamulka Gobolka Banaadir oo maanta Bur buriyay Dhismaha Baar ku yaalay Isgooska KM-4

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta bur buriyay dhismo sharci ah oo ku yaalay agagaarka Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana dhismahan la bur buriyay lahaa nin ganacsade ah oo halkaasi ka dhistay Baar


Afhayeenka Gobolka Banaadir ayaa u sheegay ifowka.blogspot.com in Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale uu bixiyay amarka la bur buriyay dhismahan sharci darrada, waxa uuna tilmaamay in ay dhamaatay waqtigii loo qabtay dhismahaasi in goobta laga bur buriyo.

Milkiilaha Dhismahan maanta la bur buriyay ayaa ku doodaya in dhismihiisu uu ahaa sharci uuna ogolaansho ka heestay Maamulkii hore ee gobolka Banaadir, waxa uuna ku tilmaamay bur burka maanta loo geestay dhismihiisa mid sharci daro ah.


Maqaayadan maanta la bur buriyay ayaa dhinaca ku heesay aargada No-4, waxaana inta badan goobtaasi ka cunteen jiray ardayda iyo dadka kale ee halkasai ka ag dhaw, waxaana muuqaalka maaqayadaasi uu hada noqday mid is badalay maadama inta badan la bur buriyay.


DAAWO SAWIRADA: