Featured post

IFOW ARLAADI SCHOOL Technology Center

Ifow Arlaadi School Technology Center is in Baidoa-Somalia. we teach you computer, english, somali, math, health. and computerized accounti...

Saturday 6 February 2016

Daawo Sawirada'' Eey laacib ah oo soo jiitay Indhaha Caalamka

Brazilia
Dhacdadaani ayaa waxa ay ka yaabisay boqolaal dad ah oo u daawasho tagay Xeebta Altinha,ee dalka Brazil kadib markii Xeebtaasi lagu arkay Eey sida dadka u dheelaaya Kubada.

Xeebta Altinha ayaa waxaa xiligaasi ku sugnaa dad u badnaa Ajaanib kuwaasi oo u dalxiis tagay balse waxa ay la kawsadeen Eeygaani Kubada dheelaaya.

Eeygaani oo muujinaayay xirfadiisa dhanka Banooni ayaa waxa uu xeebta kusoo bandhigay baleejo ama ciyaar mooleysi ah, isagoo la ciyaara seddax qof.

Eeygaan soo jiiday indhaha caalamka ayaa durbadiiba gaaray qiima aad u sareeya, waxaana tartan adag u galay kooxaha heerka caalami ee Yurub ka dhisan iyo laatiin Ameerika.



No comments:

Post a Comment